Madaxweyne Trump oo buuraha Golan Heights u aqoonsaday qeyb ka mid ah Israel

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa saxiixay wareegto uu buuralayda Golan Heights ugu aqoonsanayo qayb ka mid ah Israel. Go’aankan Trump ayaa waxaa soo dhoweeyey Raisul Wasaaraha Yuhuuda Benjamin Netanyahu oo sheegay inaan dalkiisu marna ka tanaasuli doonin Golan heights, oo Suuriya ay uga qabsadeen Dagaalkii Lixda Maalmood ee Carabta iyo Yuhuudda 1967-kii. Trump ayaa dhowaan … Continue reading Madaxweyne Trump oo buuraha Golan Heights u aqoonsaday qeyb ka mid ah Israel